Dowlada Federaalka oo ciidamo diyaarinaysa [Dhagayso]

Image

29 August, 2015 (GO)-Hoggaanka ciidanka Somalia ayaa shaaciyay inay isku diyaarinayaan sidii loo heli lahaa ciidamo badala  AMISOM oo lagu wado inay dalka ka baxaan horaanta 2017.

Jeneral Cabdirisaaq Khaliif Cilmi abandulaha ciidanka Somaliya, ayaa shaaciyay inay diyaar u yihiin sidii ay u badali lahaayeen ciidanka AMISOM oo u sheegay waqtiga ay dalka joogayaan inuu ku dhawyahay dhammaad.

Abandulaha ayaa hadalka ka sheegey munasibad shalay tababar loogu soo xiray ciidan ka tirsan kuwa militeriga Somalia oo ku magalada Muqdisho, kuwaasi  la tilmaamey inay qayb ka yihiin ciidamada lagu badalayo kuwa Midowga Africa.

GAROWEONLINE

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM