Diyaarad ku burburtay dalka Masar

Image

31 Octobar, 2015(GO)-Diyaarad Ruushku leeyahay oo siday 224 qof ayaa ku burburtay jasiiradda Sinai ee dalka Masar.

Diyaaradda, ayaa ka soo kacday Sharm El sheikh waxayna ku socotay St. Petersburg.

Mas'uuliyiinta Masar ayaa sheegay in burburka diyaaradda laga helay bartamaha Sinai, waxaana goobta loo diray 50 gawaaridda gurmad deg degga.

Inta badan rakaabka waxa ay ahaayeen dalxiisayaal u dhashay Ruushka.

Xigasho: BBC

Related Articles

Puntland oo Daahfurtay Siyaasadda Daboolidda Kharashaadka Adeegyada Caafimaadka

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay wasiirrada maaliyadda, qorsheynta iyo haweenka, wasiir ku-xigeenka caafimaadka.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 01:29PM

Khilaafkii Museveni iyo Xasan Sheekh oo Saameyn Ku Yeeshay Xiriirka Labada Dal - XOG

Ilo wareedyadu waxay sheegeen in xiriirka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 09:02AM