Dowladda Federaalka iyo Jubaland oo heshiis kala saxiixdey
April 9, 2015 (GO)- Dowladda Federaalka iyo Jabaland ayaa heshiis dhanka iskaashiga ah oo saddex qodob ka kooban magaalada Kismaayo ku gaarey.
Heshiiska waxaa dhanka Dowladda Federalka u saxiixey Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah Caynte, dhanka Jubalanda waxaa u saxiixey Wasiirka Qorsheynta Maxamed Nuur Iftiin.
HALKAN KA AQRISO HESHIISKA
GAROWE ONLINE