Dowladda Somalia oo ka tacsi ka dirtay weerarka Ankara

Image

11 Octobar, 2015(GO)-Ra'isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa ka hadlay weerarkii ka dhacay shalay magalada Ankara ee dalka Turkiga, wuxuuna sheegay in xukuumadda Somalia ka xuntahay wixii dhacay.

Sharmake ayaa tacsi u diray eheladii, qarabaadii iyo xukuumadda ay ka baxeen shacabkii lagu laalayay qaraxyo ka dhacay goob ay ku mudaharaadayeen.

Warsaxaafadeeda ka soo baxay xafiiska Ra'isul wasaare sharmake ayaa lagu sheegay in Somalia ka go'antahay taageero u muujiyaan walaahooda ka qayb qaatay caawinaada Somalia xilliga masiibo dhacdo.

GAROWEONOLINE

Related Articles

Puntland oo Daahfurtay Siyaasadda Daboolidda Kharashaadka Adeegyada Caafimaadka

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay wasiirrada maaliyadda, qorsheynta iyo haweenka, wasiir ku-xigeenka caafimaadka.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 01:29PM

Khilaafkii Museveni iyo Xasan Sheekh oo Saameyn Ku Yeeshay Xiriirka Labada Dal - XOG

Ilo wareedyadu waxay sheegeen in xiriirka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 09:02AM