Dowladda Soomaaliya oo eedeyn iyo baaq u jeedisay Kenya

Image

MUQDISHO, Soomaaliya – Dowlada federaalka ayaa Kenya ku waanisay "in ay si deg-deg ah u joojiso xadgudubyada ka dhanka ah madax banaanida Soomaaliya iyo hurinta xasiloonida darada ee ay kawado sohdinta".

Xukuumadda Muqdisho ayaa daboolka ka qaadey in ay aqoonsan tahay AMISOM, balse aysan ka ogolaan doonin wadamada ciidamada ku taageeray howlgalka ay xubinimadooda u adeegsadaan danahooda gaarka ah.

Muqdisho ayaa sheegtay in ay xusuusineyso Nairobi deris-wanaaga iyo xiriirka taariikiga ah. Hadalkaan ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo nuqul kamid ah uu arkay Garowe Online.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka

Image

GAROWE ONLINE

Related Articles

Hawlgallo ka Dhacay Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa ka mid ah gobollada ay ka socdaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab.

  • Soomaliya

    26-07-2026

  • 10:53AM

Xildhibaano iska casilay Baarlamaanka Maamulka fadhiya Laascaanood 

Wuxuu sheegay in sababta ay u qaateen go’aanka is-casilaadda ay tahay iyagoo aaminsan in maamulka uu ka leexday ujeeddadii loo dhisay.

  • Soomaliya

    26-07-2026

  • 10:21AM