Cinwaanka Agaasimaha CIA Maraykan-ka oo la Jabsaday

Image

22 Octobar, 2015(GO)-Shabakada wax kashifta ee Wikileaks ayaa daabacday xogo ku saabsan sirdoonka Maraykan, ka dib markii la jabsaday Email-ka Agaasimaha hay'adda CIA-da.

Xogta oo la faafiyay maanta oo Khamiis ah, waxaa ku jira qoraallo qabyo ah oo laga diyaariyey caqabadaha soo foodsaaraya hay’adaha nabadsugidda Maraykanka iyo soo jeedino la xidhiidha sida Maraykanku ula macaamili karo dalka Iran.

Cinwaanka John Brennan ayaa la jabsaday maalmo ka hor, waxaana u dhacay kooxaha u bililiqaysta Computerada.

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Daahfurtay Siyaasadda Daboolidda Kharashaadka Adeegyada Caafimaadka

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay wasiirrada maaliyadda, qorsheynta iyo haweenka, wasiir ku-xigeenka caafimaadka.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 01:29PM

Khilaafkii Museveni iyo Xasan Sheekh oo Saameyn Ku Yeeshay Xiriirka Labada Dal - XOG

Ilo wareedyadu waxay sheegeen in xiriirka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 09:02AM