Guddiga xuduudaha Somalia oo ka hadlay darbiga Kenya xadka ka dhisayso

Image
Image
Image
Image

15 November, 2015(GO)-Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo Federaalka ayaa maanta ka hadlay darbiga dowladda Kenya sheegtay inay ka dhisayo xadka u dhaxeeya labada dal.

Qoraal ka kooban lix qodob ayaa guddigu ku sheegeen inay ayidsanyihiin go'aanka Barlamanka Somalia, waxayna Kenya ka codsadeen inay joojiso arrintaasi islamarkaana joojiso faragalinta qaawan ee ku hayso dhulka Somalia.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeed guddigu soo saaray;

 

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Daahfurtay Siyaasadda Daboolidda Kharashaadka Adeegyada Caafimaadka

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay wasiirrada maaliyadda, qorsheynta iyo haweenka, wasiir ku-xigeenka caafimaadka.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 01:29PM

Khilaafkii Museveni iyo Xasan Sheekh oo Saameyn Ku Yeeshay Xiriirka Labada Dal - XOG

Ilo wareedyadu waxay sheegeen in xiriirka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 09:02AM