Guddoonka baarlammaanka DF oo ka hadlay mooshinka

Image

August 15, 2015 (GO)- Guddoonka baarlammaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysey ka hadlay mooshinka qaar kamid ah xildhibaannada baarlammaanka Dowladda Federaalku ka keeneen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Qoraal ay si wada jir ah usoo saareen Guddoomiyaha Baarlammaanka iyo labadiisa ku-xigeen ayey ku sheegeen in mooshinka oo 93 xildhibaan soo gudbiyeen sharci yahay, dhowaanna loo guda geli doono ka doodis tiisa.

Guddoonka baarlammaanka ayaa dhanka kale soo dhoweeyey tallaabo kasta oo dastuuri ah taas oo xildhibaannadu kula xisaabtamayaan madaxda ugu sareysa dowladda.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM