Jubaland iyo Koonfur Galbeed oo ka hadlay amaanka [Dhageyso]

Image

July 26,2015 (GO)- Magaalada Baydhabo waxaa gaaray asbuucan gudihiisa madaxweyne ku xigeenka kowaad ee Jubbaland Cabdullahi Shiikh Ismaaciil “Farataag” isagoo kulamo la qaatay masuuliyiin katirsan maamulka Baydhabo.

Wasiirka waarfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed Xasan Cabdi Maxamed oo la hadlay Radio Garowe ayaa sheegay in madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubaland iyo wafti uu hogaaminayey ka wada arin sanayeen sidii isaga kaashan lahayeen xoojinta amaanka gaar ahaan la dagaalanka Al-Shabaab.

Wada hadalkaan ayaa ku soo beenmaya xilli ciidanka huwanta ay maalamihii ugu danbeeya la wageegayeen deegano cusub oo ka tirsan kirsan Koonfurta Soomaaliya.

GAROWEONLINE

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM