Jubaland oo dhowaan ansxin doona Dastuur rasmiya [Dhageyso]

Image

July 30, 2015 (GO)- Ergada loo soo xulay ansixinta dastuurka Jubbaland ayaa kulan la qaatay madaxweyne Axmed Madoobe waxaana kulankaas looga hadlay sidii dadka loogu dhiiri galin lahaa muhiimada uu axdigana leeyahay iyo si uu u meel mari lahaa.

300 qof oo laga soo xulay degmooyinka hoos yimaada maamulka Jubaland ayaa ansixinaysa dastuurka.

Maxamuud Faadhiga Gamac oo kamid ah ergada loo xilsaaray ansixinta dastuurka oo waraysi gaara siiyey Radio Garowe ayaa sheegay in afar bari ilaa shan abri ay ku soo gaba gabayn doonaan kadibna waxaa la filayaa in Barlamanka Jubaland ansaxin doono. 

Madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa waxaa kusoo wajahan doorasho bilaha soo socda iyadoo la filayo Barlamanka dhowaan lasoo magacaabey dooran doono u tartamyaasha xiligaan.

GAROWEONLINE

Related Articles

Ciidamo la geeyay hoyga Xasan Cali Khayre iyadoo xiisaddu ka sii dareyso Muqdisho

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaan weli si rasmi ah uga hadlin ciidamada la geeyay hoyga Xasan Cali Khayre.

  • Soomaliya

    09-05-2026

  • 02:51PM

Sheekh Shariif oo u guuray waqooyiga Muqdisho si uga baaqsado xabsi guri suurtagal ah ka hor bannaanbaxa

Wararka ayaa sheegaya in Sheekh Shariif uu kamid yahay siyaasiyiinta mucaaradka ee diyaar u ah inay ka qeyb galaan bannaanbaxa.

  • Soomaliya

    09-05-2026

  • 02:23PM