Jubbaland oo magacowdey Guddoomiyaha Maxmakada Ciidamada
Kismayo, Nov 20,2014 [GO]- Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu magacabayay Guddoomiyaha Maxkamada ciidanka maamulka Jubbaland iyo Guddoomiyaha Maxkamada degmada Kismaayo ayaa maanta ka dhacday xarunta Booliska ee magalada Kismaayo.
Sidoo kale waxaa la magacabay Garoosarayaal iyo Xeer ilaaliyaal.
Xaflada waxaa kasoo qeyb galay Wasirro ka tirsan maamulka Jubbaland oo xaflada qudbado ka soo jeediyay.
Wareegtada lagu magacabay Guddoomiyayasha Maxkamada ayaa waxa lagu magacaabey magacyadaan hoos ku qoran:
Maxkamada Ciidamada
- Sheekh Xasan Ibraahim Isxaaq: Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Jubbaland
- Cabdulqaadir Daahir Afrax:Xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada
- Bashiir maxamuud Xareed:Garsoore maxkamada Ciidamada
- Maxamed Cabdi Buule: Garsoore maxkamada ciidamada
- Maxamuud Daahir Geesood:Garsoore maxkamada ciidamada
- Cabdulaahi Cismaan Qaboobe: Garsoore maxkamada ciidamada
- Ismaaciil Keerow Cabdi: Garsoore maxkamada ciidamada
- Cabdiqaadir Maxamed Yuusuf:Kaaliyaha xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada
Maxakamada Racfaanka Gobolka Jubbada Hoose
- Sheekh Cabdishakuur Ibraahim Cabdi: Gudoomiye
- Maxamed Cabdi daahir;Garsoore
- Sheekh Nuur Sheekh Cismaan:Garsoore
- Maxamed siiraad Sheekh Cumar
- Cabdiraxmaan xaashi Xasan:Kaaliye
- Xasan Cismaan Xuseen:Gaarsiiye
- Xafso Sheekh Maxamad:Nadiifiso
- Maxkamada Gobolka Jubbada Hoose
- Axmednuur Cabdulaahi Bile: Gudoomiye
- Ibraahim Bile Maxamed:Garsoore
- Axmednuur Macalin Cabdule :Garsoore
- Cabdiqafaar Xuseen Isaaq:Garsoore
- Cabdiwali daahir Shidane:Kaaliye
- Shukri Sheekh Yuusuf:Nadiifiso
Maxkamada Degmada Kismaayo
- Sheekh Axmed mahad:Gudoomiye
- Sheekh Xasan Cali Isaaq:Garsoore
- Cabdiqaadir Maxamed Cabdiraxmaan:Garsoore
- Cali Cabdulaahi Xuseen:Garsoore
- Axmed Jaamac Maxamuud:Kaaliye
- Ruqiya Nuunow:Nadiifiso
Xafiiska xeer ilaalinta Gobolka
- Cabdicasiis Maxamed Yuusuf: Xeer ilaaliyaha gobolka
- Sheekh Cabdirisaaq xasan Biixi: Xeer ilaaliye
- Maxamed Khaliif Xasan: Xeer ilaaliye
- Cabdul Maxamed Buuraale: Xeer ilaaliye