Maxaa ka soo baxay shirka Muqdishu [Akhriso]

Image

20 Octobar, 2015(GO)-Waxaa la soo gaba gabeeyay shirka Muqdishu uga socday madaxda dowladda Federaalka Somalia, maamul goboleedyada iyo xubno ka socda bulshada rayida ah, kaasi oo looga hadlay arrimaha Somalia iyo qaabka loo wajahayo doorashada dhici doonta 2016.

Shirka waxaa laga soo saaray warmuriyeed ka kooban 10 qodob taasi oo Ergada isku afgarteen, waxaana loo ballamay shirar kale oo ka dhici doona maamul goboleedyada Somalia.

Qoraalka shirka ka soo baxay ayaa lagu xusay inaysan dhici karin doorasho hal qof iyo codka ah, waxaana taa badalkeeda la isku raacay doorashadu inay noqoto wixii ka baxsan habkaasi.

Hoos ka akhriso warmurtiyeedka ka soo baxay shirka

GAROWEONLINE

Related Articles

Puntland oo Daahfurtay Siyaasadda Daboolidda Kharashaadka Adeegyada Caafimaadka

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay wasiirrada maaliyadda, qorsheynta iyo haweenka, wasiir ku-xigeenka caafimaadka.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 01:29PM

Khilaafkii Museveni iyo Xasan Sheekh oo Saameyn Ku Yeeshay Xiriirka Labada Dal - XOG

Ilo wareedyadu waxay sheegeen in xiriirka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 09:02AM