Muungaab oo iska foogeeyey eedeyn loo jeediyey [DHAGEYSO]

Image

08 August, 2015 (GO)- Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen "Muungaab" oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi, ayaa waxa uu heshiis iskaashi oo dhinacya badan ah la gaaray dhigiisa Nairobi, Evans Kidero.

Muungaab oo wareysi gaar ah siiyay BBC-2§zda ayaa sidoo kale ka hadlay arrimaha ammaanka iyo eedaymo ku aadan in xoog lagu maquuniyay dad barakacayaal ah taas oo uu iska fogeeyay.

Xildhibaanada Soomaaliya ayaa sheegay inay dhowr jeer oo kalla duwan ay u yeereen Muungaab si ay su'aalo uga waydiiyaan eedayn ku saabsanayd dhulboob uu ka wado Muqdisho.

GAROWEONLINE +BBC

 

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM