Qaraxyo lagu weerary xarunta Faranciiska Baris

Image

14 November, 2015(GO)-Baliiska dalka Faransiiska ayaa sheegay in 26 qof ay ku dhinteen weeraro isxig-xiga oo ka dhacay caasimada Paris. Rasaas iyo qaraxyo ayaa laga maqlay laba goobood oo ku yaalla waqooyi beri caasimadda. Qarax kale waxaa laga maqlay garoonka cayaaraha ee the Stade de France.

Madaxweyne Hollande ayaa halkaas ku daawanayay cayar dhaxmaraysay kooxda qaranka iyo koox ka socoto dalka Jarmalka.

Goob lagu caweeyo ayaa la sheegay in dablay ay ku haystaan illaa iyo 60 qof. Baliiska ayaa halkaa gaaray.

Sawir qaade katirsan BBC-da oo joogay goobtaasi ayaa sheegay in uu arkay maydadka illaa iyo 10 qof.

Xigasho: BBC

Related Articles

Puntland oo Daahfurtay Siyaasadda Daboolidda Kharashaadka Adeegyada Caafimaadka

Munaasabadda daahfurka waxaa ka qeyb galay wasiirrada maaliyadda, qorsheynta iyo haweenka, wasiir ku-xigeenka caafimaadka.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 01:29PM

Khilaafkii Museveni iyo Xasan Sheekh oo Saameyn Ku Yeeshay Xiriirka Labada Dal - XOG

Ilo wareedyadu waxay sheegeen in xiriirka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni.

  • Soomaliya

    13-07-2026

  • 09:02AM