R/W Somalia oo kismaayo ku wajahan

Image

27 August, 2015 (GO)-Ra'isal Wasaaraha DFS Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa maanta lagu wadaa inuu gaaro magalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.

Ujeedada Safarka Sharmaake ayaa salka ku haya xal gaarista khilaafka u dhaxeeya DFS iyo maamulkaasi.

Ammaanka magalada Kismaayo ayaa aad loo adkeeyay, waxaana laga dareemayaa soo dhaweynta R/W Sharmake.

Sharmake ayaa horey u magacaabey guddi Wasiiro ah si xal looga gaaro khilaafka labada dhinac ee ka dhashay baarlamanka maamulka Jubbaland.

GAROWEONLINE

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM