Safiirka Somalia u fadhiya Kenya oo laga gudoomey aqoonsiga

Image
Image

4 August, 2015 (2015)- Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta waxa uu si rasmi ah u qaabilay safiirka cusub ee Somalia u wakiilatay Kenya Jamaal Maxamed Xassan.

Xaflad ka dhacday aqalka madaxtooyada ayaa waxa si rasmi ah looga guddoomay warqadihiisi aqoonsiga. Jamal, waxa uu ka qeyb qaatay xafladaas isagoo ku labisan dharka hidaha iyo dhaqanka ee Soomaalida.

Haddaba Weriyaha BBC-da Mohammud Ali ayuu u waramay, wuxuuna ku bilaabay marka hore in uu ka waramo dareenkiisa.

Dhageyso wareysi BBC la qaadatey Amb.Jamaal

Xigasho:BBC

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM