Ra'isal wasaraha Somalia oo tagay Kismayo

Image

30 Augusto, 2015(GO)-Wararka haatan ka imaanayaa magalada Kismayo ee xarunta maamulka Jubbaland aya waxay sheegayan in goor dhaweyd uu garey wafdi uu hogaminayo Raa'isal wasaraha DFS Somalia Cumar Cabdirashid Cali Sharmake.

Wafdigan ayaa kismayo u tagay xal ka gaarista khilafka u dhaxeya DFS iyo Jubbaland.

Magalada kismayo waxa ku soo dhaweyay Masuliyiinta maamulkasi, waxaana qorshuhu yahay inay kawada hadlaan xasarada siyasadeed ee ka dhex aloosan labada dhinac.

27 August, ayaa qorshuhu ahaa inuu Ra'isal wasar Sharmake tago magalada Kismayo, balse waxu u baaqdey sababo aan la shacin.

GAROWEONLINE

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM