Shuruudo lagu xiray murashaxiinta doorashada Jubaland [AKHRISO]

Image

August 6, 2015 (GO)- Guddiga doorashada Jubaland ayaa shaaciyey shuruudaha laga rabo murashaxiinta ka qayb gelaya doorashada ee u kala tartamaya xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka.

Shuruudaha oo tiradoodu 11 tahay, waxaa ku jira in murashax walba laga rabo lacag dhan todoba kun oo doollar.

Doorashada madaxtinimada Jubaland ayaa dhici doonta 15ka bisha August, waxaana ka qayb geli doona ku dhowaad toban murashax.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM