Xasan Shiikh "Ma doonayno in cid gooniya ay shaati gashato"

Image

July 17, 2015 (GO)- Madaxweyne Xasan ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay Masjidka Isbaheyga Islaamka ayaa hoosta ka xariiqay in maanta oo kale shacabka looga baahanyahay inay u istaagaan ka shaqeynta dib u heshiisiinta Dalka.

Xasan Shiikh ayaa sheegey in wixii gaar gaar ah la iska cafiyo siyaasadana laga heshiiyo, tuhunkana meesha laga saaro isaga oo hosta ka xariiqeyn in dowlad la'aan tahay Somalia.

Khudbada Xasan Shiikh oo dhinacyo taabaneysa ayaa digniin u diray shaqsiyaad uu sheegey in dowlad-nimada si kale ku raadiyaan isaga oo dalbadey in la tageero dowladnimada xoogsato.

GAROWEONLINE

 

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM