Golaha wasiirada maamulka Galmudug oo lagu dhawaaqey

Image

28 August, 2015 (GO)-Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikarim Xusen Guled ayaa caawa shaaciyay liiska golahiisa wasirada oo ka kooban 24-Wasiir, 24 Wasiir kuxigeen iyo afar Wasiiru dowle.

Wasiradan ayaa looga dhawaaqey munasabad ka dhacdey degmada Cadaado, waxaana goob ka ahaay qaar ka mid ah xildhibanada maamulka Galmudug iyo masuliyiin kale.

Xubnaha uu soo magacabey Madaxweynaha Galmudug waxa ka dhex muuqda rag ka tirsan maamulka Ahlusunna oo shalay hishiis ku kala saxiixdeey degmada Cadaado.

Barlamanka Galmudug ayaa dhawaan 15 cisho oo dheeri ah siiyay Cabdikarim Xusen si uu u soo dhiso golahiisa xukuumadda maadama ka dhammatey 45 cisho oo loo qabtey.

Hoos ka akhriso magacyada wasiirada,wasiiro ku-xigeenada iyo wasiir-dawlayaasha Galmudug

 

GAROWEONLINE

Related Articles

Dowladda Soomaaliya oo ka walaacsan firaaq amni kadib go'aanka Mareykanka

Mareykanka ayaa sheegay in wixii ka dambeeyay December 2026 jarayo lacagtii uu ku bixin jiray howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 11:38AM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tacsi ugu tegay Amiirka Qatar geerida Amiirkii hore

Kulanka waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa Ku-xigeenka Amiirka Qatar, Sheekh Cabdulla bin Xamad Aal Thaani.

  • Soomaliya

    15-07-2026

  • 05:13AM