Xisbiyo ka digay farogelinta DF ee shirka dib u heshiisiinta Galmudug

Image

MUQDISHO, Soomaaliya – Afar kamid ah xisbiyadda siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya ayaa ka digay "fawdo" ka dhalata farogelinta ay dowladda federaalka ku hayso geedi u socodka shirka dib u heshiisiinta Galmudug.

Axsaabta oo war-saxaafadeed ay soo saareen walaac uga muujiyay xaaladda uu haatan ku sugan dowlad goboleedkan ayaa si lamid ah waxay ka digeen in gacma-gacmeynta ay qalalaaso u horseedo doorashadda maamulkan.

HOOS KA AKHRISO BAYAANKA

GAROWE ONLINE

Related Articles

Soomaaliya: Xasan Sheekh oo loogu baaqey inuu xilka ka dego

War-saxaafadeedka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah inay ilaaliyaan dastuurka.

  • Soomaliya

    05-07-2026

  • 10:22AM

Turkiga oo Soomaaliya ka dhigaya Goob ay Quwadaha Caalamku ku Hardamaan

Warbixintu waxay tilmaamaysaa in xaruntan ay Turkiga u suuragelin karto inuu ballaariyo…

  • Soomaliya

    05-07-2026

  • 06:20AM