Dowlad degaanka Soomaalida oo yeeshay gole wasiiro cusub

Image
Image
Image
Image
Madaxwayne Cagjar ayaa soo dhisay xukuumadda kadib markii mar labaad loo doortey hogaaminta ismaamulka.

JIGJIGA, Soomaali Galbeed - Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida, Mustafa Muxumad Cumar [Cagjar], ayaa Isniinta maanta ah wuxuu magacaabay xubnaha golaha wasiirada ismaamulkaas.

Magacyadda xubnahan oo helay kalsoonida baarlamaanka ayaa kala ah;

1.Inj  Maxammed Shaalle wakiilka dowladda ee baarlamaanka.

2. Mudane Maxammed Cumar Axmed wakiil-ku-xigeenka dowladda ee baarlamaanka

3. Mudane Faysal Rashiid wakiil-ku-xigeenka dowladda ee baarlamaanka.

27-ka xubnood ee golaha wasiirrada ah.

1. Mudane Mubashir Dibbad Raage hoggaanka nabadgelyada DDS.

2. Mudane C/raxmaan Axmed Xasan Hurre Xafiiska Maaliyadda DDS.

3. Mudane C/raxman Ciid Daahir xafiiska horumarinta magaalooyiinka DDS.

4.Mudane Maxammed Faatax Maxammed Madaxa xafiiska waraabka DDS

5.Madaxa xafiiska madaxwaynaha Dr. Xuseen Qaasim

6.Madaxa xafiiska biyaha Mudane Xasan Maxammed Xuseen

7.Madaxa xafiiska waxbarashada Mudane C/laahi Cabdi Aadan

8Madaxa Xafiiska Xoolo-dhaqatada Mudane Subeer Xuseen Cumar.

9.Madaxa xafiiska dakhliga Mudane Maxamed-naaji Maxammed.

10.Madaxa xafiiska beeraha Dr.Cabdiqadir Iimaan

11.Madaxa xafiiska jidadka Inj. Saddaam Xuseen Muuse.

12.Madaxa xafiiska maaraynta masiibooyinka DDS   Axmed Yaasiin Sheekh Ibraahim (ONLF)

13.Madaxa xafiiska arrimaha bulshada Mudane Ibraahim Maxammed Ammaan (ONLF)

14.Madaxa xafiiska war-faafinta Mudane C/qaadir Rashiid Ducaale.

15.Madaxa xafiiska ilaalinta deegaanka iyo maamulka dhulka miyiga Inj. Muxiyadiin Cabdi Xuseen

16.Madaxa xafiiska adeegga shacabka  Warsan Cawil Muxummed.

17.Madaxa xafiiska curinta iyo tiknologyada marwo

Faadumo Deeqa Maxamed Yuusuf.

18.Madaxa xafiiska xirfadaha iyo shaqo abuurka Mudane Xuseen Gaydh.

19.Madaxa xafiiska maalgalinta iyo warshadaha Mudane Dayib Axmed Nuur.

20. Madaxa xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska Mudane Maxamed Ismaaciil Ibraahim.

21.Madaxa xafiiska ganacsiga Mudane Malow Ibraahim Cabdi.

22.Madaxa xafiiska haweenka Marwo Xaliimo Xasan Maxammuud.

23.Madaxa xafiiska shidalka iyo macdanta Marwo Khadra Bashiir.

24.Madaxa xafiiska caddaaladda Mudane Axmed Xaaji Samater

25.Madaxa xafiiska caafimaadka Dr. Muuse Axmed Ibraahim

26.Madaxa xafiiska dhalinyarada Mudane Maxammed Mahdi.

27.Madaxa xafiiska qorshaynta Mudane Maxammed Sheekh Aadan Ismaaciil.


GAROWE ONLINE

Related Articles

Sudan oo u yeertay safiirkeeda Kenya kadib Shirkii RSF ee Nairobi

Sanadkan, militariga ayaa qaaday howlgallo ay dib ugula wareegeen qeybo badan oo ka mid ah magaaalada caasimadda ah ee Khartoum.

  • Afrika

    21-02-2025

  • 12:37PM

Kenya oo ka jawaabtay eedeyn uga timid dowladda militeriga Sudan

Dagaalka u dhexeeya ciidamada qalabka sida ee Sudan iyo xoogagga RSF ayaa sababay dhimashada in ka badan 24,000 oo qof.

  • Afrika

    20-02-2025

  • 12:44PM