HAJJ 2016: 5ta Cisho ee Gudashada Xajka oo bilaameysa 10 September

Image

MECCA- Saudi Arabia- Gudashada Xajka oo ah waajib Islaami ah kasoo kamid ah arkaanta muslimka ayaa sanad walba waxaa magaalada Mecca isugu yimaada malaayiin muslimiin ah.

Sanadka 2016 ayaa noqdey midkii ugu dadka badnaa kasoo gudashadiisa bilaameyso 10 September oo ku beegan maalinta Sabtida soo socota. Maalinta gudashada Xajka bilaameyso ayaa waxaa xaqiijiyey Dowlada Sucuudiga taasoo lagu saleynayo aragtida dayaxa.

Maalinta Sadexaad ee Xajka ayaa muslimiinta caalamka u dabaaldagaan Ciid Adxa.

Xajka ayaa bilowda maalinta Sideedaad ee Bisha Dhu al-Hijjah sanadka Islaamka isagoo dhamaada maalinta 13aad ee Isla bishaan.

Gudashada Xajka iyo shuruuda gudashiisa ayaa dadka Muslimka ah laga rabaa in muddo Shan Cisho ah kusoo dhameystiraan.

GAROWEONLINE 

Related Articles

Maalinta Carafo oo Berri la Taagan Yahay: Tiirka Ugu Muhiimsan Xajka oo la Guda Galayo Khamiista

Maalinta Carafo waxay leedahay muhiimad weyn oo diimeed. Nebi Maxamed (NNKH)…

  • Islam

    04-06-2025

  • 08:44PM

Canada: Walaalo oo lix sano loogu xukumay jirdilka nin Muslim ah

Weerarka oo dhacay July 15, sanadkii 2018 ayaa lagu naafeeyay Abu Marzouk, oo markaas 39 jir ahaa.

  • Islam

    10-05-2023

  • 02:59AM