Dabaylaha Elnino oo laga digay

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Hay'addaha Arimaha Deegaanka iyo kuwa dowlada federaalka Soomaaliya ayaa la wadaagay Bulshada Soomaaliyeed.

Hay'adda Maaraynta Masiibooyinka ee dowlada federaalka Soomaaliya ayaa ka digtay masiibadaan oo ah roobab Dabaylo wata iyo Daadad waxaana loogu baaqay dadku in ay feejignaan dheeri ah muujiyaan.

Puntland ayaa joojisay isku socodka gaadiidka maalmaha inagu soo aadan oo la filayo roobabka.

Cabsida ayaa taagan ilaa dhamaadka sanadkaan iyada oo laga digayo in ka badan hal milyan iyo bar Hektar in ay saameeyaan daadadku.

Deegaanka Puntland ayaa siwayn looga xusuustaa dufaantii Tropical cyclone ee dhamaadki 2013 iyo midii HAYAAN.

Dhulka xeebaha ayaa dadwaynaha si gaar ah loogu diray fariimaha.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Maxkamad hor istaagtay go’aankii Trump ee CNN iyo warbaahinta kale looga mamnuucay Aqalka Cad

CNN, MS NOW iyo Politico ayaa 21-kii Sebteembar dacwad wadajir ah ka gudbiyey…

  • Soomaliya

    24-09-2026

  • 02:45PM

Puntland oo Golaha Ammaanka hor dhigtay lix dalab oo culus oo ku saabsan Soomaaliya

Warqadda oo ku taariikhaysan 13-ka Sebteembar 2026, loona diray Xoghayaha…

  • Soomaliya

    24-09-2026

  • 01:48AM