Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah u mamnuucday aaladda Khamaarka ee 1XBET

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - War-saxaafadeed maanta ka soo baxay gudiga la dagaalanka lacag dhaqidda iyo la dagaalanka maalgelinta argagixisada ayaa lagu sheegay in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu mamnuuc ka yahay Khamaarku, iyadoo si gaar ah war-saxaafadeedka loogu cadeeyey nuuca Online ka ah ee 1XBET.

Warsaxaafadeedka:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Golaha Ammaanka hor dhigtay lix dalab oo culus oo ku saabsan Soomaaliya

Warqadda oo ku taariikhaysan 13-ka Sebteembar 2026, loona diray Xoghayaha…

  • Soomaliya

    24-09-2026

  • 01:48AM

El-Sisi oo Madaxa CIA-da u sheegay in Masar ay difaacayso madax-bannaanida Soomaaliya

Mowqifka El-Sisi ayaa qeyb ka ah taageero joogto ah oo Masar ay u muujinayso madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    22-09-2026

  • 08:15AM