Jubbaland oo yeelatay guddiga gurmadka fatahaadaha

Image

KISMAAYO, Soomaaliya - Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magacaabay guddiga gurmadka fatahaadaha ee deegaanada maamulkaasi.

Guddigan ayaa ka kooban 8 xubnood oo uu ku jiro madaxweyne ku xigeenka labaad, waxayna ujeedadoodu tahay sidii wax looga qaban lahaa fatahaadaha webiga Jubba ee ku dhuftay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan Jubbaland.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Golaha Ammaanka hor dhigtay lix dalab oo culus oo ku saabsan Soomaaliya

Warqadda oo ku taariikhaysan 13-ka Sebteembar 2026, loona diray Xoghayaha…

  • Soomaliya

    24-09-2026

  • 01:48AM

El-Sisi oo Madaxa CIA-da u sheegay in Masar ay difaacayso madax-bannaanida Soomaaliya

Mowqifka El-Sisi ayaa qeyb ka ah taageero joogto ah oo Masar ay u muujinayso madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    22-09-2026

  • 08:15AM