Khadiijo Diiriye oo Aas Qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho

Image
Madaxda qaranka iyo mas’uuliyiin kale ayna ka qeybgalay munaasabada duugta oo ka dhacday isbitaalka xoogga dalka ee Muqdisho.

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasiirkii haweenka xukuumadda Soomaaliya, Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa lagu aksay magaalada caasimada ah ee Muqdisho.

Madaxda qaranka iyo mas’uuliyiin kale ayna ka qeybgalay munaasabada duugta oo ka dhacday isbitaalka xoogga dalka ee Muqdisho.

Qaar kamid ah mas’uuliyiinta goobjoog u ahaa aaska ayaa waxa ay ka hadleen warbaahinta ayaga oo naxariista elle u rajeeyay marxuumadda.

Khadiijo Diiriye oo ka tagtey qoys ballaaran ayaa soo qabatay xilal isugu jira wasiir iyo xildhibaano dowladihii isaga kala dambeeyay Soomaaliya tan ibo sanadkii 2000.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Golaha Ammaanka hor dhigtay lix dalab oo culus oo ku saabsan Soomaaliya

Warqadda oo ku taariikhaysan 13-ka Sebteembar 2026, loona diray Xoghayaha…

  • Soomaliya

    24-09-2026

  • 01:48AM

El-Sisi oo Madaxa CIA-da u sheegay in Masar ay difaacayso madax-bannaanida Soomaaliya

Mowqifka El-Sisi ayaa qeyb ka ah taageero joogto ah oo Masar ay u muujinayso madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    22-09-2026

  • 08:15AM