Qofkii ugu horeye ee timaha logu beero Gaalkacyo oo Garoowe Online la hadlay

Image
Image

GAALKACYO, Soomaaliya - Cabdulaahi mohamed (Horeeye) oo ah dhaqtar ku sugan magalada Gaalkacyo ayaa noqday qofkii keenay fakirka ah in timaha ay beertan daddka ku nool magaladaasi, isaga ayaana u bilaabay timo beerashada.

Dr horeeye oo la hadlay Garoowe Online ayaa yiri "Carqalado badan ayaa bulshada dhex deeda ka jira balse sadex dhaqatar ayaa ku beeranay oo ku sugan magalada haatana daddku si fiican ayey u baaranayaan timaha oo xitaa Garoowe ayaa nolaga yimid sidokale aniga waxay ii beeran tahay muddo sideedd maalin ah ayuu yiri".

Sidokle waxa bulshada u sheegay in ay jaaniska ka fai'iidaysta madaama dhaqtarkaan loo aadi jiray magaladda Muqdishu iyo dalka Turkiga oo shacabka ay uga bixi jiray lacag fara badan iyo wakhti dheer.

Dhatarka beera timaha oo lagu magacaabo Dr Ifran ayaa Gaalkacyo yimaaday 19 February, balse mar qura ayaa daddka isticmaala baraha bulshada ee ku nool Gaalkayo ay la noqotay arin aan suura gal hayn.

Beerista timaha ayaa ah habka ugu caansan hadda ee ay adeegsadaan daadka bidaarta leh iya goo noqonaya kuwa leh timo lamida kuwii ay la hayeen dhalinyara nimadoodi.

Waa markii ugu horaysay ee guud ahaan deeganada Puntland lagu beeri Timaha xarunta Horeeye Multispecialty Hospital ayaa noqonaysa xaruntii ugu horaysa ee Deeganada puntland ee laga hirgaliyo kana shaqaynasa Beerista Timaha.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh iyo Mucaaradka oo Isku Haya Doorashooyinka iyo Dastuurka Soomaaliya

Xiisaddan siyaasadeed ayaa imanaysa iyadoo ay weli jirto walaac laga qabo jihada mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.

  • Soomaliya

    21-02-2026

  • 10:42PM

Halkee Marayaa Shirkii u Dhexeeyey Golaha Mustaqbalka iyo Dowladda Federaalka?

Go’aankan ayaa yimid kaddib markii ay guul-darraysteen dadaallo hore oo lagu doonayay…

  • Soomaliya

    21-02-2026

  • 03:08PM