Warmurtiyeed laga soo saarey kulan Muqdishu uga socdey madaxda Somaliya

Image

MUQDISHU, Somaliya- Kadib markii uu soo dhamaadey kulan magaalada Muqdishu uga socdey madaxda Somaliya maalmihii lasoo dhaafey ayaa waxaa kasoo baxey warmurtiyeed lagu sheegey in guddi loo saarey maqaamka magaalo madaxda.

Warmurtiyeedkaan ayaa lagu sheegey in kulan kale 20 June lagu qaban doono magaalada Baydhabo xarunta maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed kasoo isugu imaanayaan madaxda Dowlada Somaliya iyo maamulada qaybta ka ah Federaalka.

Qoraalkaan oo aysan ku jirin qodobo cusub marka laga reebo xubnahii 50 ahaa ee dooranayey Xildhibanaada aqalka Hoose kuwasoo laga dhigey 51 ayaa u qoraa sidatan: 

GAROWEONLINE 

Related Articles

Baaritaan: Khasaaraha Shacabka duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay

Yemen ayaa lagu diiwaangeliyey 991 qof, halka Ciraaq ay gaartay 793 qof oo rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallada la baaray.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 05:31AM

Sagaal Soomaali ah oo laga masaafuriyey Mareykanka, loona soo celiyey Soomaaliya

Xaaskiisa ayaa sheegtay in masaafurintiisu ay qoyska ku keentay kala fogaansho, maadaama uu leeyahay laba carruur ah oo ku nool Mareykanka.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 04:51AM