Xildhibaan Sanyare: Masuuliyadda Deni baa leh

Image

GAROWE,Soomaaliya - Xildhibaan Cabdiladiif Muuse Nuur"Sanyare" oo kamid ah mudanayaasha golaha shacabka federaalka Soomaaliya ahna gudoomiyihii hore ee gobalka Mudug ayaa sheegay in Masuuliyada wixii Puntland ka dhaca uu qaadayo madaxweyne Deni iyo Xukuumadiisa wakhtigu kasii dhamaanayo.

"Ma idin cadaatay in aan Dimuqraadiyad loo socon waxaan usoo jeedinayaa madaxweyne Deni in uu ka joogo arintaas".

Isaga oo sii hadlaya waxaa uu sheegay in wixii ka dhasha masuuliyadeeda ay qaadayso Xukuumada wakhtigu kasii dhamaanayo oo uu ugu horeeyo madaxweyne Deni.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Puntland oo Golaha Ammaanka hor dhigtay lix dalab oo culus oo ku saabsan Soomaaliya

Warqadda oo ku taariikhaysan 13-ka Sebteembar 2026, loona diray Xoghayaha…

  • Soomaliya

    24-09-2026

  • 01:48AM

El-Sisi oo Madaxa CIA-da u sheegay in Masar ay difaacayso madax-bannaanida Soomaaliya

Mowqifka El-Sisi ayaa qeyb ka ah taageero joogto ah oo Masar ay u muujinayso madaxbannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.

  • Soomaliya

    22-09-2026

  • 08:15AM