Xisbiyo ka digay in dalka la geliyo xasilooni darro siyaasadeed
MUQDISHO, Soomaaliya - Saddex Xisbi Siyaasadeed iyo Madasha Horusocod ayaa Madaxda Dowladda Federaalka uga digey iney Dalka geliyaan Xasilooni darro Siyaasadeed iyo mid Amni.
GAROWE ONLINE