Burak Ozdemir: Cuno-kariye aabihiisa maxkamad la koraya

Image
Ninkaan ayaa waxaa ku taxan baraha bulshada gaaraya malaayiin qof oo Soomaalida ay u badan tahay in ay ku jiraan.

ANKARA, Turkey - Cunto kariyaha iyo makhaayad ka shaqeeyaha caanka ah ee Burak Ozdemir oo u dhashay wadanka Turkiga ayaa muuqaal uu soo dhigay bartiisa ku sheegay in gebi ahaanba makhaayadihiisi ay xirmi doonaan marka hal mid laga soo tago.

Burak mehradihiisa lagu yaqaano astaanta CZN ayaa caan ka ah Turkiga iyo dalal kale oo caalamka ah.

Wuxuu sheegay in aabihiis uu ka gatay ganacsade ajnabi ah shirkadoodii iyo sumadiisa ganacsi isaga oo aan ogayn isla markaana uu dacwad u gudbiyay maxkamadda.

Burak ayaan ahayn markii ugu horaysay oo ay is khikaafaan aabihiis.

Ninkaan ayaa waxaa ku taxan baraha bulshada gaaraya malaayiin qof oo Soomaalida ay u badan tahay in ay ku jiraan.

Talaabooyinka lagu xasuusto waxaa kamid ah caawinta dadka masaakiinta iyo karinta cuntooyin aan horey loo arag oo soo jiitay dadyowga caalamka.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh: Hal Sano iyo Himilada Doorasho Qof iyo Cod ah

Inkastoo ay jiraan dadaallo siyaasadeed oo lagu xoojinayo doorashada qof iyo cod, haddana xaaladda amni ee dalka ayaa weli ah mid aad u adag.

  • Warbixino

    09-04-2025

  • 11:50AM

Sayid Macalin Daa'uud oo xukun kama dambeys ah lagu riday

Go'aanka kama dambaysta ah waxa uu soo afjarayaa hannaan sharci oo sagaal bilood socday.

  • Warbixino

    18-09-2024

  • 11:05AM