Afghanistan: In ka badan 31 qof oo ku dhimatay fatahaadyo

Image

KABUL, Afghanistan - 31 qof ayaa geeriyootay 40 kalena waa la la'yahay kadib markii daadad ay ku rogmadeen bartamaha Afghanistan.

Afhayeen u hadlay Hay'adda Masiibooyinka wadankaasi, Shafiiculaahi Raxiimi ayaa sheegay in dadka geeriyooda 28 kamid ah ay gobalada dhexe ee dalkaasi ku le'deen.

Roobab mahiigaan ah oo dalkaasi ka da'ayay tan iyo jimcihii lasoo dhaafay ayaa keenay daadka.

Dalka Afghanistan oo haatan intiisa badan ay kooxda Daalibaan ka arimiso ayaa waxaa hoos u dhacay adeegyadii Guud iyadoo aysan helin gurmadyo.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Hay'adda Hormuud Salaam Foundation oo Deeq Gargaar ah siisay Dad danyar ah

Goobaha mashruuca taakulenta bisha Ramadan la gaarsiiyay waxaa kamid ah Dr Xabeen, Maamo Ugaaso, Isbitaalka Martiini iyo SWC.

  • Wararka

    08-03-2025

  • 12:28PM

Hay'adda Hormuud Salaam Foundation oo Deeq gaarsiisay Xabsiga Dhexe iyo Naafada Qaranka

Sidoo kale, isla Maanta waxay Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ay Lacag Cadaan ah iyo Neef Geel ah.

  • Wararka

    03-03-2025

  • 11:39AM