Toos Soomaaliya
Baydhabo: Warar Cusub oo Sheegaya Dhaqdhaqaaqyo Ciidan
Warar soo baxay ayaa sheegaya in ciidamo Daraawiish ah oo la safan Cabdicasiis Laftagareen lagu arkay agagaarka iyo qaybo ka mid ah Baydhabo. Waxaa sidoo kale la sheegay in ciidamada dowladda federaalku ay difaacyo ka samaysanayaan meelo ka mid ah magaalada. Faahfaahinta wararkan weli si madax-bannaan looma xaqiijin. Xogta hore: Dagaalladii ka dhacay Baydhabo iyo nawaaxigeeda ayaa barakic
Weli war cusub ma jiro.