Waqtiga Doorashadda Baarlamaanka Somaliland oo la shaaciyay [Dhageyso]

Image

HARGEYSA, Somaliland - Somaliland ayaa shaacisay in bisha November ee sanadkan 2019 la qaban doono doorashooyinka Golayaasha degaanka iyo Baarlamaanka, taasoo dhowr jeer oo hore uu dib u dhac ku yimid khilaaf jiray awgeed.

Go'aankan ayaa lagu dhawaaqay kadib markii Labada Xisbi ee Kulmiye iyo UCID ee Somaliland ayaa heshiis ka gaareen khilaaf siyaasadeed oo la xiriiray doorashooyinka iyo sharciyadda iyo mudo-xileedka guddiga doorashada.

Laakiin, Xisbiga mucaaradka Waddani ayaan heshiiskan qayb ka ahayn, waxaana tani ay keeni kartaa in doorashadda noqoto mid aan loo dhameyn, islamarkaana natiijadda noqoto mid muran dhalisa, hadii aan la xalin Kooxda C/raxmaan Cirro.

HESHIISKA KULMIYE IYO UCID:

GAROWE ONLINE

Related Articles

Israa’iil oo aqoonsi diblomaasiyadeed siisay safiirkii ugu horreeyay ee Somaliland u fadhiya Tel Aviv

Israa’iil ayaa noqotay dalka ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada Somaliland bishii December 2025.

  • Somaliland

    26-02-2026

  • 06:59AM

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Safar ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabta

Safarkan ayaa ku soo beegmaya xilli Somaliland 26-kii December 2025 aqoonsi ka heshay Maamulka Israel.

  • Somaliland

    02-02-2026

  • 11:58AM