Khasaaraha Dhul-gariirka Marocco oo korortay

Image

RABAT, Soomaaliya - Tirada Dhimashada Dhul-gariirki ka dhacay wadanka Marocco ayaa gaartay 2681 iyada oo dhaawucuna ka badan yahay labo-laab.

Ra'iisul wasaaraha dalkaasi, Aziz Akhannouch ayaa ku dhawaaqay Barnaamij dib loogu dhisayo goobaha uu dhul-gariirku saameeyay.

Barnaamijkaan ayuu sheegay in dhawaan la bilaabi doono marka ay soo dhamaadaan hawlaha bad-baadinta.

Dowladaha caalamka ayaa iyaguna balan qaaday in ay taageero la garab taagan yihiin xukuumadda wadankaasi.

GAROWE ONLINE

Related Articles