Shiinaha oo xusaya gushiisa dagaalkii labaad ee adduunka

Image

3 September,2015(GO)-Magalada Beijing waxaa ka socota dabaal dagga guusha Shiina uu ka gaarey dagaalkii labaad ee addunka .

Madaxweynaha dalkaasi ayaa ka qayb galaya dhoola tus ay sameyanayaa ill 12,000 askari, 200 diyaaradood,tangiyaal iyo gantaalo kuwaasi oo maraya Tiananmen kuna taalla magaalada Beijing.

Ciidamo ka socday dalka Jabaan ayaa Sanadkii 1937-dii xoog ku galay qeybo kamid ah Shiinaha, waxaana dagaal socday mudo ku dhintey 14-milyan oo qof oo u badan dadka reer dalkaasi.

GAROWEONLINE

Related Articles

Xuutiyiinta oo weeraray garoonka diyaaradaha ee Riyadh

Ilaa hadda lama shaacin sababta rasmiga ah ee keentay in duulimaadyada ku wajahnaa garoonka Riyadh ay leexdaan.

  • Caalamka

    08-10-2026

  • 11:46AM

Sucuudiga: Saddex qof oo ku dhintay weerarro Xuutiyiintu ku qaadeen garoomo diyaaradeed

War-saxaafadeed ka soo baxay hay’adda ayaa lagu sheegay in weerarkii lagu qaaday…

  • Caalamka

    08-10-2026

  • 02:40AM