Somaliland oo war kasoo saartey go'anka DF ku ceyrisay Wakiilka UN-ka

Image

HARGEYSA, Somaliland - Wasaaradda Arrimaha Dibadda maamulka Somaliland ayaa soo saartey war qoraal ah oo ay uga hadashay go'aankii dowladda Soomaaliya dalka uga ceyrisay Wakiilka Qaramada Midoobey, Nickolas Haysom.

GAROWE ONLINE

 

Related Articles

Abdul El-Sayed oo noqday Muslimkii ugu horreeyay ee loo doorto Aqalka Sare ee Maraykanka

El-Sayed, oo ay dhaleen waalidiin muhaajiriin Masri ah, ayaa hore uga soo shaqeeyay maamulka caafimaadka dadweynaha.

  • Caalamka

    04-11-2026

  • 09:09AM

Trump oo ku dhawaaqay in Mareykanku joojinayo kaalmada milatari ee Israa'iil

Madaxweynaha Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay in joojinta kaalmadu aysan ka dhignayn in xiriirka milatari ee labada dal dhammaanayo.

  • Caalamka

    03-11-2026

  • 08:52PM