Soomaaliya: Madaxda Xisbiga Wadajir oo lasii daayay [Daawo]

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Hay'adda Nabad Sugida Soomaaliya [NISA], ayaa maanta gelinkii dambe xabsiga kasii daysay Mas'uuliyiinta Xisbiga mucaaradka ku ah dowladda ee Wadajir.

Kamaal Gutaale, oo ah gudoomiyaha Xisbiga iyo Sayid Cali, oo Xoghaye u ah ayaa xuriyadooda dib u helay saacado kadib markii laga qabtey hotel-ka Makka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho maanta xilligii duhurka.

Xisbiga ayaa soo saarey War Saxaafadeed uu ku cambaareynayo xariga hogaankiisa, iyadoo sidoo kale Kamaal Guutaale uu qabtey Shir jaraa'id oo uu uga hadlay qaabka loo xiray.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ah aas-aasaha Xisbiga ayaa sidoo kale cambaareeyay falkii lagu xiray labada mas'uul, isagoo dowladda ku eedeeyay in ay u dhaq-mayso qaab jabhadeed. Halkan ka akhri.

Hoos ka akhri War Saxaafadeedka:

GAROWE ONLINE

 

Related Articles

Maxkamad hor istaagtay go’aankii Trump ee CNN iyo warbaahinta kale looga mamnuucay Aqalka Cad

CNN, MS NOW iyo Politico ayaa 21-kii Sebteembar dacwad wadajir ah ka gudbiyey…

  • Soomaliya

    24-09-2026

  • 02:45PM

Puntland oo Golaha Ammaanka hor dhigtay lix dalab oo culus oo ku saabsan Soomaaliya

Warqadda oo ku taariikhaysan 13-ka Sebteembar 2026, loona diray Xoghayaha…

  • Soomaliya

    24-09-2026

  • 01:48AM