Xasan Sheekh oo ku guuleystay doorashadda Madaxweynaha

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Xasan Sheekh ayaa loo doortay Madaxweynaha 10aad ee Soomaaliya kadib markii uu ka adkaadey Farmaajo.

Waxa uu helay 214 cod wareegga 3aad ee tartanka oo kula jiray Farmaajo oo shan sano iyo 3 bilood xukunka hayay, iyadoo hadda isbedel cusub la rajeynayo dalka.

Farmaajo ayaa helay 110 cod, waxaana tartanka uu ahaa mid adag oo ay ka qeybgaleen 36 musharax oo noqonaya kuwii ugu badnaa oo Taariikhda hal kursi u tartamaya Soomaaliya.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Xasan Sheekh iyo Cirro oo Mareykanka ka wada dadaallo diblomaasiyadeed oo kala duwan

Dhanka Somaliland, taageerayaal ku nool qurbaha oo uu hoggaaminayay wasiirkii hore ee Maaliyadda Soomaaliya.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 12:23PM

Waa kuma qofka Xasan Sheekh ka dhigayo Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle?

Afrax ayaa hadda bilaabay kulamo iyo dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo la xiriira doorashada xilka Madaxweyne ku-xigeenka.

  • Soomaliya

    26-09-2026

  • 05:42AM