Xildhibaannada Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose oo lasoo xuley

Image

April 1, 2015 (GO)- Xildhibaannada gobollada Jubabbada Dhexe iyo Jubbada Hoose ee kamid noqon doona barlamanka Jubalnad ayaa lasoo dhameystirey inkastoo weli ay dhiman yihiin xildhibaannadii barlamanka kasoo geli lahaa gobolka Gedo.

Qaybsiga xildhibaannada waxaa lagu saleeyey deegaannada, saddexda gobol ee Jubaland ka kooban tahayna waxaa loo qaybiyey 15 degmo kuwaasoo midkiiba la siiyey afar xildhibaan marka laga reebo caasumadda Kismaayo oo iyadu yeelan doonta 9 xildhibaan.

Beelaha qaar ayaa saluugsan qaabka wax loo qaybiyey waxaana todobaadyadi u dambeeyey socdey dadaallo ku aaddan sidii loo qancin lahaa.


No  Degmada    Beesha                Tirada      

1    Kismaayo    Gaal Jecel              2  Xildhibaan
2    Kismaayo    Harti Daarood         1  Xildhibaan
3    Kismaayo    Ogaadeen              1  Xildhibaan
4    Kismaayo    Shiikhaal               1  Xildhibaan
5    Kismaayo    Jareerweyne          1  Xildhibaan
6    Kismaayo    Dir                        1  Xildhibaan
7    Kismaayo    Cowro maleh         1    Xilshibaan
8    Kismaayo    Mareexaan            1    Xildhibaan
9    Jamaame    Biyamaal               1    Xildhibaan
10   Jamaame    Jareerweyne         1    Xildhibaan
11   Jamaame    Gaaljecel              1    Xildhibaan
12   Jamaame    Dagoodiye            1    Xildhibaan
13   Badhaadhe   Baajuun              1    Xildhibaan
14   Badhaadhe   Ogaadeen           1    Xildhibaan
15   Badhaadhe   Gaaljecel            1    Xildhibaan
16   Badhaadhe   Shiikhaal            1    Xildhibaan
17   Saakow       Geeledle             1    Xildhibaan
18   Saakow    ,  Gaaljecel            1    Xildhibaan
19   Saakow    Macalin Weyn        1    Xildhibaan
20   Saakow    Cowlyahan             1    Xildhibaan
21   Bu’aale    Dabarre                  1    Xildhibaan
22   Bu’aale    Cowlyahan             1    Xildhibaan
23   Bu’aale    Ajuuraan                1    Xildhibaan
24   Bu’aale    Gaal Jecel             1    Xildhibaan
25   Jilib        Ogadeen M Subeyr  1    Xildhibaan
26   Jilib       Jareer Weyne           1    Xildhibaan
27   Jilib       Shiikhaal                  1    Xildhibaan
28   Jilib       Gaal Jecel                1    Xildhibaan

Related Articles

Mareykanka oo ka digay suurtagalnimada in Xuutiyiintu saldhig ka samaystaan Soomaaliya

Warbixinta ma aysan sheegin tirada diyaaradaha la wareejinayo ama waqtiga rasmiga ah ee dib-u-dejintoodu dhaceyso.

  • Soomaliya

    10-10-2026

  • 09:34AM

Soomaaliya, Itoobiya iyo loollanka cusub ee Badda Cas

Suudaan ayaa sidoo kale muddo tobannaan sano ah siinaysay ardayda Soomaaliyeed waxbarasho bilaash ah, oo ay ku jirto xilligii dagaallada sokeeye.

  • Soomaliya

    07-10-2026

  • 11:00AM