Xukuumadda Soomaaliya oo warbixin kasoo saartey vayruska Karona

Image

MUQDISHO, Soomaaliya - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo soo saartay warbixin ku saabsan xanuunka Karona ayaa shaacisay in ay kaga jirto feejignaan dheeraad ah.

Sidda lagu sheegay war kasoo baxay wasaaradda, waxaa heegan la geliyey howladeeno loo tababaray ka hortaga cudur-dilaacyadda isla markaana ay kaashan doonto hay'addo.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka

Related Articles

Baaritaan: Khasaaraha Shacabka duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay

Yemen ayaa lagu diiwaangeliyey 991 qof, halka Ciraaq ay gaartay 793 qof oo rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallada la baaray.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 05:31AM

Sagaal Soomaali ah oo laga masaafuriyey Mareykanka, loona soo celiyey Soomaaliya

Xaaskiisa ayaa sheegtay in masaafurintiisu ay qoyska ku keentay kala fogaansho, maadaama uu leeyahay laba carruur ah oo ku nool Mareykanka.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 04:51AM