Mukhtaar Robow oo Shir Jaraa'id ku qabtey Muqdishu [SAWIRRO]

Image
Image
Image
Image
Image

MUQDISHU, Somalia - Mukhtaar Roobow Cali "Abu Mansuur", oo isku soo dhiibay dowladda Todobaadkan ayaa Shir Jaraa'id goordhaw ku qabtey magaalada Muqdishu, ee Caasumadda Somalia.

Roobow oo Shirka Jaraa'id ku qabtey Hotel-ka Royal Palace ee Muqdishu, ayaa ku dhawaaqay inuu ka ka baxay Fekerka Al shabaab, islamarkaana wixii hadda ka dambeeyay la shaqeyn doono Dowladda.

Maanta Mukhtaar Roobow markii uu ka hadlayay Shirka Jaraa'ida, garabkiisa kama muuqan calanka madow ee Al shabaab, ee waxaa ka babanayay calanka Buluugga, ee qaranka Somalia.

Halkan hoose ka akhriso War Saxaafadeedka Mukhtaar Roobow Cali "Abu Mansuur":

GAROWEONLINE

Related Articles

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wajahaya Go’doon Siyaasadeed iyo Isbahaysigiisii oo Burburaya  

Kala daadashadan waxay kusoo beegmaysaa xilli dalku wajahayo loolan adag oo la xiriira wax ka beddelka dastuurka.

  • Soomaliya

    29-04-2026

  • 01:20PM

Qarax ka dhacay Buuraleyda Calmiskaad oo lagu dilay afar qof

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hore u ballan qaaday in la xoojin doono howlgalada militari.

  • Soomaliya

    29-04-2026

  • 12:45PM