​Golaha Wasiirrada Somalia oo la magacaabay (Akhriso)

Image

MUQDISHU, Somalia - Ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay Golahiisa wasiirada cusub, oo ka kooban 26 Xubnood, kuwaasi oo ay ku jiraan Shaqsiyaad hore uga soo mid noqday Xukuumadihii hore ee soo maray dalka. 

Afhayeenka Xukuumada ayaa u aqriyay Warbaahinta Liiska Golaha Wasiirada oo u muuqda kuwa aan ku cusbayn dhegaha shacabka Soomaaliyeed. 

Halkan ka akhriso liiska golaha xukuumadda Cusub ee maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdishu:


GAROWEONLINE

Related Articles

Soomaaliya: Xasan Sheekh oo loogu baaqey inuu xilka ka dego

War-saxaafadeedka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah inay ilaaliyaan dastuurka.

  • Soomaliya

    05-07-2026

  • 10:22AM

Turkiga oo Soomaaliya ka dhigaya Goob ay Quwadaha Caalamku ku Hardamaan

Warbixintu waxay tilmaamaysaa in xaruntan ay Turkiga u suuragelin karto inuu ballaariyo…

  • Soomaliya

    05-07-2026

  • 06:20AM