Maamulka Waare oo amar dul-dhigay hay'addaha gargaarka ee HirShabelle

Image

JOWHAR, HirShabelle - Wasaaradda Qorsheynta HirShabelle ayaa warqad ay soo saartay waxay ku amartay hay'addaha samafalka in ay isa soo diiwaan-geliyaan uu dambeyn 31-da Janaayo, 2020.

Go'aanka maamulka madaxweyne Maxamed Cabdi Waare ayaa imaanaya iyaddoo saandkii hore 2019 ay dhibaatooyin ka dhaceen degaanka, hay'adduhuna door wanaagsan ay ka qaateen gurmadka.

Hoos ka akhriso qoraalka

GAROWE ONLINE

Related Articles