Madaxweyne Farmaajo oo la Hadley Jaaliyada Somalida ee Kampala [DAAWO]

Image

Madaxweynaha Somalia oo booqasho ku jooga dalka Uganda ayaa kulan la qaatey Jaaliyada Somaliada ee ku sugan magalaada Kampala.

Kulankaan oo Madaxweyne Farmaajo ka akhriyey khudbad ayuu kaga hadlay sida dowladiisu diyaarka ugu tahay in dib u soo celiso sharaftii ummada Somalidu laheyd isagoo xusey Inuu gacan uga baahan yahay dadka Somalida.

Mundane Farmaajo ayaa mar kale cafis u fidiyey kooxda al shabaab isagoo ugu baaqey iney joojiyaan  leynta ay ku hayaan shacabka Somalida.

Wadanka Uganda oo kamid ah wadamada ciidamada AMISOM ka joogaan dalka Somalia ayaa waxa dagan dad Somali ah kuwasoo u badan ardey wax ka barata.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Uganda kaga qayb galay kulan looga hadlayo arimaha qaxootiga.

DAAWO KHUDBADA MADAXWEYNE FARMAJO 

Related Articles

Xasan Sheekh: Israa’iil amar la'aantay cagta masoo dhigi karta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu dambeyn ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay ilaashadaan midnimada iyo wadajirka.

  • Soomaliya

    04-07-2026

  • 01:15PM

Xamza: Dowladda Federaalka ma joojin doonto ciidamada ay qoranayso Puntland

Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu sidoo kale ku eedeeyay Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.

  • Soomaliya

    04-07-2026

  • 12:13PM