Murashaxiinta xilka madaxweynaha Galmudug oo digniin soo saarey

Image

DHUUSAMAREEB, Galmudug - Murashaxiinta mucaaradka ee u taagan xilka madaxweynaha Galmudug ayaa maanta oo Sabti ah soo saarey war-saxaafadeed ka kooban laba warqadood iyo dhowr qodobo.

Qoraalka oo ay ku sheegeen in uu caddeyn u yahay mowqifkooda ku aadan coddeynta dowlad goboleedka ayaa waxay ka digeen in ay sii socoto "xanibaada lagu hayo Xildhibaanadda maamulkaas".

Mudaneyaasha ayaa la sheegay in laga hor-istaagay in ay la kulmaan murashaxiinta. Dhanka kale, eedeyntaas wali kama jawaabin dhinacyadda ay quseyso ee Guddiga doorashooyinka baarlamaanka Galmudug.

Hoos ka akhriso bayaanka murashaxiinta

 

Related Articles