RW Somalia oo dhagax dhigey xarun dowladeed

Image

MUQDISHU, Somalia- Raisul Wasaraha Dalka Mudane Xadan Cali Kheyre ayaa si rasmi ah manta u dhagax dhigay xarunta ugu weyn Hay’adda Socdaalka iyo Jisniyadda ay yeelan doonto taasi oo laga dhisi doono Degmada Waaberi

Dhagx dhiga Xarunta aya waxaa ku sugnaa Wasiirka Amniga , Agaasimaha Guud ee HS&J iyo Gudoomaiyaha Gobolka Banaadir.

Dhulkan laga dhiso doono Xarunta ugu weyn ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinisnyada yeelan doonto ayaa waxaa ku deeqay Maamulka Gobolka Banaadir

GAROWEONLINE 

Related Articles

Soomaaliya: Xasan Sheekh oo loogu baaqey inuu xilka ka dego

War-saxaafadeedka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah inay ilaaliyaan dastuurka.

  • Soomaliya

    05-07-2026

  • 10:22AM

Turkiga oo Soomaaliya ka dhigaya Goob ay Quwadaha Caalamku ku Hardamaan

Warbixintu waxay tilmaamaysaa in xaruntan ay Turkiga u suuragelin karto inuu ballaariyo…

  • Soomaliya

    05-07-2026

  • 06:20AM