Soomaaliya oo ka qeyb geshay Shirka Xildhibaanada Da’da Yar

Image

HANOI, Vietnam - Xildhibaan Cabdulrisaaq Aadan Warsame oo ka tirsan golaha shacabka ayaa xaqiijiyay, intii uu ka qeyb galayay Shirka Wakiilada Dhalinyarada ee lagu qabtay Vietnam, in Soomaaliya ay ansixisay dhowr sharci oo muhiim u ah si loo gaaro horumar waara.

Dhowr Xiladhibaan oo matalaya Dowladda Soomaaliya kuwaas oo ka kala socda labada aqal ee baarlamaanka ayaa ka qeyb galay shir madaxeedkan, waxaana ka mid ahaa, Xildh. Maxamed Cabdi Maxamed, Sen. Xuseen Maxamed Taahir, iyo Sen. Ayan Adam Abdullah.

 marka loo eego dhibaatooyinka ka tageen sida abaaraha iyo masiibooyinka kale ee dabiiciga ah oo ay ka mid yihiin isbeddelka cimilada.

GAROWE ONLINE

Related Articles

Soomaaliya, Itoobiya iyo loollanka cusub ee Badda Cas

Suudaan ayaa sidoo kale muddo tobannaan sano ah siinaysay ardayda Soomaaliyeed waxbarasho bilaash ah, oo ay ku jirto xilligii dagaallada sokeeye.

  • Soomaliya

    07-10-2026

  • 11:00AM

Baaritaan: Khasaaraha Shacabka duqeymaha Mareykanka ee Soomaaliya oo kordhay

Yemen ayaa lagu diiwaangeliyey 991 qof, halka Ciraaq ay gaartay 793 qof oo rayid ah oo lagu dilay ama lagu dhaawacay howlgallada la baaray.

  • Soomaliya

    03-10-2026

  • 05:31AM