War-murtiyeed laga soo saarey shirka madaxda Soomaaliya

Image
Hogaamiyeyaasha dowladda federaala iyo maamuladda ayaa muddo afar maalmood ah ku shirsanaa Muqdisho.

MUQDISHO, Soomaaliya - Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa Isniinta maanta ah waxaa lasoo gabagabeeyay kadib muddo afar maalmood ah oo uu ka socdey magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho.

War-murtiyeedka laga soo saarey waxaa kamid ahaa arrimaha ku jira dardargelinta dhameystirka dastuurka iyo in dalka laga qabto doorasho hufan oo ku saleysan cod-bixiyeyaal diiwaan-gishan.

Bayaanka oo nuqu lamid ah uu arkay warsidaha Garowe Online ayaa sidoo kale waxaa lagu caddeeyay in doorashooyinkaas ay ka qabsoomi doonan dowlad goboleedyadda iyo waliba heer federaal.

Sidoo kale, madaxda oo kulankooda uu hareeyay qaraxyo ka dhacay isgoyska Soobe ayaa waxay ku heshiiyeen dardargelinta ammaanka gaar ahaan howlgaladda ka dhanka ah maleyshiyaadka Al-Shabaab.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA DHAMEYSTIRAN

No photo description available.

No photo description available.

No photo description available.

May be an image of text

GAROWE ONLINE

Related Articles

XOG: Xasan Sheekh oo cadaadis ku haya shakhsiyaad uu soo dirsaday si ay colaad uga huriyaan Puntland

Dukumiintiyada sirta ah ee la helay ayaa muujinaya in kooxaha qorshahan loo xilsaaray loo qaybiyay afar qaybood.

  • Soomaliya

    24-06-2026

  • 08:15PM

Puntland oo Ka Digtay Hub ay Dowladda Federaalku Geysay Deegaankeeda

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sannadkii hore ee 2025-ka ku faanay in maleeshiyaad ka dhex qortay gudaha Puntland.

  • Soomaliya

    24-06-2026

  • 11:55AM